dhiiragelinta nabadda
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Isimada dhaqanka iyo bulshada rayidka...
Garoowe (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo magaalada Garoowe kulan kula yeeshay Isimmada iyo qeybaha bulshada rayidka Puntland...




