dhaqangal
M/weynaha Puntland ”Waxba kama jiraan magacaabistii uu sameeyay Axmed Karaash”
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hor yimid magacaabis uu Isniintii maanta sameeyay Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland ahna...




