Dhamme Bashiir Cismaan Cawed
Puntland oo dalacsiisay taliye Xaaskiisa si ula kac ah u qaad...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna Ku-simaha Madaxweynaha ayaa Xeer Madaxweyne Lr-19, December 01,2019 ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Puntland.
Madaxweyne Ku-xigeenka...




