Dhaawacyada Maxaad
Madaxweynaha Hirshabeelle Guudlaawe oo Isbitaalka Erdogan ku booqday Dadkii ku dhaawacmay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Mahad Xasan Cusmaan iyo qaar kamid ah Wasiiradiisa...




