Deegaanka Masaajid Cali Gaduud
Madaxweynaha Hirshabeelle & Taliyaha Ciidanka Xoogga oo gaaray Masaajid Cali Gaduud...
Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XF Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud iyo...




