Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen Guulwade oo iscasilay
Danjire Guulwade oo laga aqbalay is-casilaadiisa xubinnimada guddiga wada-hadallada DF Somaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay caddeynaysaa in Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) uu iska casilay xubinnimadii Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo...




