Danjiraha cusub ee Soomaaliya ufadhiya Dalka Serbia
Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Serbia Oo Waraaqaha Aqoonsiga Laga Guddoomay.
Belgrade(Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia Aleksandar Vučić ayaa Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsanaan doona Dalka Serbia Mudane Maxamed Cabdullahi...




