Dagaal u dhexeeya CXD iyo Al-Shabaab oo ka dhacay Shabeelaha Hoose
Taliska ciidanka xoogga dalka oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo lahadlay Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay in ciidanka xoogga...




