Dagaal khasaaro geystay oo dhacay Galgaduud
Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Galgaduud
Galgaduud (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya, in dagaallo horleh ay ka soo cusboonaadeen deegaano ka tirsan gobolkaasi....




