dad rayid baa lagu laayay
Amnesty: Duqeyntii Mareykanka ee Somaliya dad shacab ah ayuu ku laayay!
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Amnesty International ee Xuquuqda Aadanaha ayaa Mareykanka ku eedeysay in duqeymaha uu inta badan ka fuliyo deegaanno ka mid ah...




