Dad ka bogsaday Feyruska Karoona
Wasaaradda Caafimaadka: ”54 qof oo cusub ayaa ka bogsaday Feyruska Covid-19”
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in...




