Dad badan oo wax ku noqday weerar ka dhacay Falastiin
Dad badan oo ku dhintay weerar ka dhacay Falastiin
Palestine (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta Caafimaadka marinka GASA, ayaa sheegaya in dhimashadu mareyso 20 ruux, halka dhaawacuna gaarayo 822 qof, kuwaas oo u badan haween...




