Daahir Amiin Jeesow
Xildhibaan Jeesow: ‘Waxaan leeyahay Odayaasha Dhaqanka ha u tagina Al-Shabaab’
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Xildhibaanadda baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay amarka kasoo baxay Al-shabaab ee ku aadan...




