daah-furid
DF Somaliya oo sheegtay inay bilaabeyso baaris la xiriirta musuq-maasuqa
Muqdisho (Halqaran.com) – Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya, Mudane Maxamed Maxamuud Afgooye ayaa sheegay in Xafiiska Hanti dhowrka uu ballaarinayo howlaha lagu baarayo xafiisyada...




