Cunaqabateen
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ku baaqday in la cunaqabateeyo Dhaxalsugaha Sacuudiga
Minnesota (Halqaran.com) - Xildhibaannad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada ee Baarlamaanka Maraykanka ayaa soo jeedisay in cunaqabatayn la saaro Dhaxal sugaha dalka...




