Cumar Filish oo gaaray Dhuusamareeb
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ‘Cumar Filish’ oo galabta gaaray Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee...




