Culimada Berbera
Ku tukashada Salaadda Taraawiixda oo laga joojiyay Masaajidda Berbera
Berbera (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Berbera ee gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa sheegaya in la joojiyay ku tukashada masaajidda Salaadda Taraawiixda.
Culimada...




