ciidamo la dalacsiiyay
Ciidanka XDS ee Al-Shabaab ka difaacay Degmada Awdheegle oo la dalacsiiyay...
Awdheegle (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa Jimcihii maanta dalacsiiyay Ciidankii Xoogga Dalka ee maleeshiyada Al-Shabaab ka difaacay Degmada...




