Ciidamada Jubbaland oo howlgal qorsheysan ku dishay Al-Shabaab
Jubbaland oo Xubno ka tirsan Al-Shabaab ku dishay howlgal qorsheysan
Kismaayo (Halqaran.com) - Maamulka Jubbaland, ayaa sheegay hawlgal qorsheysan oo ka dhacay Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo inay ku dileen xubno ka tirsanaay Ururka Al-Shabaab.
Afhayeenka...




