Ciidamada haramcad oo la geeyay Dhuusamareeb
UPDATE: Askar ka tirsan ciidamada Haramcad oo maanta la geeyay Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan booliska sida gaar ah u tababaran ee...




