ciidamada dowladda iyo Ahlu Sunna
UPDATE: Faah-faahin cusub iyo khasaaraha ka dhashay israsaaseynta caawa ka dhacday...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Israsaaseyn khasaaro geysatay oo dhaxeysey Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda iyo ilaada hoggaanka Ahlusunna ayaa waxaa ay Caawa ka dhacday agagaarka...




