Canshuur tira badan
Wararkii ugu dambeeyay iyo Suuqii gacansiga ee Gaalkacyo oo weli xiran...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa weli maalintii Afaraad xiran Suuqa Ganacsiga ee magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan qeybta Waqooyi.
Suuqaani ayaa xiran maalintii afaraad, kadib markii ganacsatada...




