Cambaareeyay dilkii Almaas Elman
Madaxweyne Geelle: ”Aad baan uga naxay dilkii wuxuushnimada ahaa ee loo...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wuxuu si dareen leh uu uga hadlay toogashadii maalintii Arbacada Almaas Elman...




