Cabdirasaaq Caato
UPDATE: Xoghayihii KMG ee Xafiiska R/wasaarihii hore oo xilkii laga Xayuubiyay
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shaqadda ka ceyriyay Cabdirisaaq Caato oo xilkaasi la wareegay 28- bishii lasoo dhaafay,...




