Buundooyin
Guddoomiyaha G/Banaadir oo dhagax dhigay Buundooyinka Waabari iyo Xamar Jajab +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Talaadadii maanta dhagax dhigay Buundooyinka Degmooyinka Waabari iyo Xamar Jajab oo dib-u-dhis...




