bixinta Baasaboorka
Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda oo shaacisay xilliga la billaabayo bixinta Baasaboorka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in dib loo billaabi doono bixinta Baasaboorka Soomaaliga maalinta berri oo Axad ah...




