Beelihii ku dagaalamay bariga Mudug oo heshiis gaaray
DAAWO SAWIRRO: Beelihii ku dagaallamay bariga gobolka Mudug oo heshiiyay (Akhri...
Mudug (Halqaran.com) - Waxgaradka labadii beelood ee horaantii bishan ku wada dagaalamay Deegaanada Towfiiq iyo Afbarwaaqo ee Bariga Gobolka Mudug ayaa waxay kala saxiixdeen...




