Balanbal
Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Deg. Balanbal +(SAWIRRO)
Balanbal (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Maxamed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud.
Wafdiga madaxweynaha...




