aydhabo oo looga dhawaaqay guddiga soo xulista xildhibaanada Baarlamaanka
Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday guddiga soo xulista xildhibaanada Baarlamaanka labaad
Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Baydhabomaanta looga dhawaaqay Guddiga soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad Koonfur Galbeed, xilli Xildhibaanada lagu wado in lagu soo xulo...




