Axmed Madoobe iyo safiirka Itoobiya ee Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho
Axmed Madoobe iyo safiirka Itoobiya ee Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoyga uu magaalada Muqdisho ka dagan yahay kulan kula qaatay safiirka Itoobiya...