Awaamiirta gobolka Banaadir
Maamulka Gobolka Banaadir oo Awaamiir cusub soo saaray
Muqdisho (Halqaran.com) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa awaamiir culus kasoo saaray Gawaarida Xamuulka ee Isticmaala Dekadda Magaalada Muqdisho si loo yareeyo saxmada iyo jaamka...




