Arji qabashada musharaxiinta
Arji qabashada musharaxiinta guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka billaabatay Dhuusamareeb +...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Magaalada Dhuusamareeb waxaa Arbacadii maanta ka billaabatay diiwaangelinta musharaxiinta u taagan jagada guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo Gudoomiye Ku-xigeenka.
Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka...




