Almaas Elman Cali oo lagu dilay xarunta Xalane ee Muqdisho
Almaas Elman oo maanta lagu toogtay gudaha xarunta Xalane ee Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta xeradaha ciidamada AMISOM ee Xalane lagu dilay gabar lagu magacaabi jiray Almaas Elman Cali, sida ay sheegeen dad goobjoog...




