Aas qaran oo Garoowe loogu sameeyay Xasan Abshir
Meydka R/Wasaarihii hore Xasan Abshir Faarax oo lagu aasay magaalada Garoowe...
Garoowe (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Abshir Faarax ayaa Khamiista maanta ah aas qaran loogu sameeyay Magaalada Garoowe ee...




