Aadan Xasan Cali (Aadan Moobleen)
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa sabtidii maanta Isbitaalka Yardimeli ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariisto mid ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka ee...




