Wednesday, January 14, 2026
28.9 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Wasiir Kaahin ‘‘Somaliland madax kama noqon doona qof baasaboor Ajnabi ah wata‘‘ ! +XOG XASAASI

Wasiir Maxamed Axmed Kaahin

Berbera (Halqaran.com) – Wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Berbera ee ayaa waxa ay sheegeen in dastuurka Somaliland wax ka badal lagu sameyn doono.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Axmed Kaahin ayaa sheegay in qorshaha wax ka badalka dastuurka lagu soo dari doono qodob mamnuucaya dadka wata Baasaboorka Ajnabiga ah in ay Somaliland madax ka noqdaan.

Wuxuu kaloo sheegay wasiirku in dhibaatooyinka Somaliland ay qeyb ka yihiin dadka ka yimaada dalka dibadiisa ee baasabarada Ajaniga ah wata.

Mas’uuliyiinta Somaliland gaar ahaan kuwa xisbiga Waddani ayaa maalmihii ugu dambeeyay waday Ololo wax looga badalaayo dastuurka si loo qanciyo qaar ka mid ah beelaha degaanada Somaliland.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...