Thursday, November 13, 2025
28.1 C
Mogadishu

DAAWO MUUQAAL: ”Reer Dowad noqon maayo, ciidankii reer Badhan Shisheeye maaha” waxaa sidaa yidhi..!

Hargeysa (Halqaran.com) – Xisbiga Wadani ayaa mar kale si Adag uga hadlay hadalkii ka soo yeedhay Taliyaha Ciidamada Somaliland, Kaasi oo maalintii shalay sheegay inuuu ku faraxsan yahay ciidamadii u goostay Puntland, Sidoo kalana dambiile ku sheegay Kornayl Caare.

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Wadani ayaa  heegay inuu yahay hadalka  Nuux taani mid ay ka madhan tahay Xigmaddu, iyo  Indheer garadnimadu.

Wuxuu Xusay xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani, in wakhtiga aan loo baahnayn hadal dadka kala fogaynaya.

”Taliye Nuux Taani   Kornayl  Caarre Reer Somaliland ayuu u yaqaan, Gurey iyo Ciidanka Badhan  Shisheeye ayuu u ka dhigay,   Laakiin Been yaan la isku sheegin  Xaafad iyo Reer Dawlad ma noqdaan”, ayuu yidhi Xoghaya Xisbiga Wadani

Xafiiska Halqarna.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...