
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Faah-faahin cusub oo ku saabsan Injineeradii Turkiga ee qaraxii maanta Ex-kontrol...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Qaraxii Ismiidaaminta ahaay ee ka dhacay Isgoyska Ex control Afgooye ee Magaalada Muqdisho, waxaana...
Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo tagay goobta qaraxa uu ka dhacay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa waxaa uu Warbaahinta kula hadlay Isgoyska Ex...
DAAWO SAWIRRO: Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Ex-Kontrol Afgooye...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa isa soo taraaya khasaaraha ka dhashay weerarkii argagixiso ee saaka ka dhacday Isgoyska Ex Control Afgooye ee Magaalada Muqdisho, laguna...
Siyaasi Xasan Muudey: ‘Waxaan nahay ummad aan xitaa AYAXA iska difaaci...
Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga Xasan Cabdulqaadir Muudey ayaa si dareen ah kaga hadlay dhibaatada uu Ayaxa ku haya beeraha dalka iyo sida ay dadka...
DAAWO SAWIRRO: Dagaalka Ayaxa iyo beeraleyda oo ku fiday degmada Tiyeeglow...
Tiyeeglow (Halqaran.com) - Waa tiro sawirraan ah oo muujinaya Ayax tiro badan oo raxan raxan u socda, kuna duldegay beeraha Degmada Tiyeeglow ee Gobolka...
Golaha Wasiirrada oo maanta Ansixiyay Siyaasadda Dalxiiska Soomaaliya +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) – Golaha wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen siyaasadda dalxiiska dalka oo ay xukuumadda usoo...









