Tuesday, May 12, 2026
27.3 C
Mogadishu

Wasiir Maareeye oo xilalkii ka qaaday agaasimayaal, kuwa cusubna magabaacay (Akhri magacyadooda)

Muqdisho (Halqarna.com) – Waxaa isbedel lagu sameeyay qaar ka mid ah Agaasimayaasha Waaxaha Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya kadib digreeto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Warfaafinta.

Agaasimihii Telefishinka Qaranka Liibaan Cabdi Cali ayaa xilkaasi laga qaaday, waxaana loo dhiibay Faarax Salaad Dharaar.

Agaasimihii  Wakaaladda Wararka SONNA ayaa xilkii laga qaaday, iyada oo xilkaas loo Magacaabey Cali Cabdiqaadir (Cali Maykal).

Sidoo kale, Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdi Fitaax Daahir Jeyte ayaa xilkii laga qaaday,waxaana xilkaas loo Magacaabey Yaxye Cali Faarax.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...