Friday, May 1, 2026
28.1 C
Mogadishu

AKHRI: Xisbiga Himilo Qaran oo Jawaab adag ka bixisay sharaf-dhacii loo geystay Sheekh Shariif Sh. Axmed

Muqdisho (Halqaran.com) – Xisbiga Himilo Qaran ayaa war kasoo saaray arintii shalay lagu sameyay Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo looga hakiyay safar uu ku tagi lahaa magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah maamulka Jubbaland.

Sidoo kale, Xisbiga Himilo Qaran ayaa cambaareeyay is hortaagii sharci darada ahaa ee lagu sameeyay Wafdigii Xisbiga Himilo Qaran ee ku sii jeeday magaalada Kismaayo oo uu hoggaaminayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheikh Axmed.

Haddaba Hoose ka Akhri war-saxaafadeedka;

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...