Friday, April 17, 2026
27.8 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Shirka dib-u-heshiisiinta beelaha Galmudug oo goor-dhow la soo xirayo, intee wax marayaan iminka?

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow ayaa sheegay in uu gabogabo yahay shirkii ay isugu yimaadeen beelaha Walaalaha ah ee Wadadaga Galmudug.

Dr. Baadiyow ayaa sheegay in Galmudug ay ka gudubtay marxaladii koowaad ee dib u heshiisiinta beelaha, isla markaana ay gabogabo tahay howshii loo idmaday gudiga dib u heshiisiinta beelaha Galmudug.

Guddoomiye Baadiyow ayaa baaq u soo jeediyey guddiyadda ka dambeeyo ee qeybta noqon doono dib u dhiska maamul goboleedka Galmudug, wuxuuna xusay in ay muhiim tahay in la saxo dhaqanka isla markaana aas-aas sax ah loo dhigo Maamulka Galmudug.

Ugu dambeyn, shirka dib u heshiisiinta Beelaha degama Galmudug ayaa waxaa la rajeynaayaa in Isniinta berri ah la soo gabgabeeyo.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA GUDDOOMIYE BAADIYOW:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...