Wednesday, April 22, 2026
28.3 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Muxuu RW Rooble kula dardaarmay Guddiga doorashooyinka dalka?

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa Arbacadii maanta tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal iyo heer dawlad goboleed.

Tababarkan ayaa socon doona muddo Afar cisho ah.

Mr. Rooble ayaa guddiyada kula dardaarmay in ay si daahfuran oo caddaalad ah u maamulaan hawlaha doorashooyinka ee loo igmaday.

Xubnaha Guddiyada doorashooyinka ayaa dib ugu laaban doona deegaannada dowlad Goboleedyada, si loo bilaabo howlaha doorashooyinka halka qaar ay Magaalada Muqdisho ka bilaabi doonaan doorashada labada Aqal.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...