Friday, May 1, 2026
30.9 C
Mogadishu

Ex – xaruntii hore ee Baarlamaanka Somaliya oo loo baddelayo goob loo dalxiiso +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta taariikhiga ah Ex Baarlamaan ee degmada Boondheere.

Ujeedka dhagax dhigaani ayaa ah mid ay dowlada Hoose ee Xamar ugu talagashay in dib u dayactir iyo qurxin lagu sameeyo xaruntani si bulshada ay ugu soo dalxiis tagaan ugana bogtaan taariikhda goobtaani oo ah xaruntii Barlamaankii ugu horreeyay ee Jamhuuriyda Soomaaliya ee 1960.

Xaruntan ayaa ka mid noqon doonto goobaha loogu talagalay in lagu dabaal dago maalmaha xuriyada, sidoo kale waxa ay ka mid noqon doontaa goobaha dalxiiska ee ku yaal Magaalada Muqdisho.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...