Friday, June 19, 2026
25.6 C
Mogadishu

Maxaa ka soo baxay Shirkii golaha wasiirrada Puntland ee maanta? + (VIDEO & SAWIRRO)

Garoowe (Halqaran.com) – Golaha Wasiirada Puntland ayaa waxay kulankoodii Khamiislaha ahaa ay ku yeesheen Madaxtooyada Puntland, iyadoo uu shir guddoominayay Kusimaha Madaxweynaha ahna Wasiirka Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqanelinta, Cawil Sheekh Xaamud.

Shirkan ayay Golaha Wasiirada Puntland kaga hadleen arrimo ay ka mid yihiin amniga, xaaladda Ayaxa, caabuqa faraha kulul dunida ku haya ee Coronavirus iyo Wax-ka-bedelka Xeerka Dowladaha Hoose Lr 7.

Gebagabadii shirka ayaa waxaa ka warbixiyay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqalaha & Xiriirka Caalamiga Puntland, Cabdiqafaar Cilmi Xaange.

Halka hoose ka daawo Muuqaalka:

https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/183242882948980/

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...