Monday, April 27, 2026
27.9 C
Mogadishu

AKHRISO: Jadwalka doorasho ee Ahlu Sunna ay maanta soo saartay & Khilaafkii oo cirka isku…

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Hoggaanka Ahlu-sunna ayaa Arbacadii Maanta soo saaray jadwalka doorashada Madaweynaha galmudug iyo ku-xigeenkiisa, xilli ay horey jadwal u soo saareen guddiga doorashada Maamulka Galmudug.

Hoggaanka Ahlu-sunna ayaa qaadacay guddiga Jadwalka doorasho oo ay horey u soo saareen Guddiga doorashada Galmudug, iyaga oo sheegay in Xubnaha guddiga doorashoyinka la afduubtey.

Qoraal ay soo saareen hoggaanka Ahlu-sunna ayaa waxaa ay sheegeen in 23-ka bishaan oo beri ah ay bilaaban doonto diiwan gelinta musharxiiinta Madaxweynaha & kuxigeenkiisa halka khudbadaha musharixiinta la dhageysan doono 29 ilaa 30 Bishaan,sidoo kale dorashada Madaxweynaha & kuxigeenkiisa la qaban doono 5-ta Bisha Febaraayo ee sanadkan 2020.

Si kastaba, waxaa cirka isku shareeray Khilaafka ka taagan doorashada Maamulka Galmudug oo xilligaan meel xasaasi ah uu maraayo Khilaafka, maadaama Ahlu-sunna doorashada ay qaadaceen jadwal gaar ahna ay soo saareen.

Halka hoose ka akhriso Jadwalka Ahlu Sunna ay soo saartay:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...