Saturday, June 27, 2026
25.6 C
Mogadishu

XOG XASAASI + AKHRISO: Dowladda Soomaaliya oo Itoobiya u adeegsaneysa Doorashada maamulka Galmudug iyo Xiisad jirta

Muqdisho (Halqaran.com)  – Xisbiga Wadajir oo kamid ah Xisbiyadda Siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa ka hor yimid Faragalinta Dowladda Ethopia ee Arrimaha Dowladd goboleedka Galmudug.

Qoraal kasoo baxay xisbiga ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay Ethopia u adeegsanayso Doorashadda Galmudug si lamid ah tii Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka Xisbibga Wadajir:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...