Sunday, May 3, 2026
28 C
Mogadishu

AKHRISO: Liiska Odayaasha soo xulaya baarlamaanka cusub ee Galmudug oo la shaaciyay

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Guddiga farsamada ee dhismaha Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wareejiyay liiska Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, ayaa liiskaab ku wareejisay Guddiga, waxaana uu qorshaha yahay in isla maanta la xareeyo Odayaasha dhaqanka.

Doorashada Galmudug ayaa waxa ay dhaceysaa Bisha December dhexdeeda, inta ka horreysana waxaa la soo xulayaa Xildhibaanada Galmudug.

Odayaasha ayaa waxa ay ka kooban yihiin 44 Oday oo keeni doona xubnaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug.

Halka hoose ka Akhriso Liiska:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...