Saturday, August 29, 2026
24.5 C
Mogadishu

Search results: Sample

Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Ciidamada Mareykanka ee Afrika oo duqeyn ku dilay xubin ka tirsan...

Golis (Halqaran.com) - Howlgalka ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay in weerar dhanka cirka ah ay ku dileen xubin ka tirsan kooxda Daacish ee...
Weriye Ahmed Abdi

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo tababaray Ugandha oo dalka...

Muqdisho (Halqaran.com) - 95 sarkaal oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka ah oo tababar kusoo qaatay dalka Ugandha ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Saraakiishan...
Weriye Ahmed Abdi

Waa imisa tirada Odayaashii Xildhibaanada soo doortay ee Al-Shabaab iska diiwaangaliyay?

Muqdisho (Halqaran.com) - Ururka Al Shabaab ayaa waxa ay shaaciyeen tirada Odayaasha Dhaqanka ee soo doortay Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ee iska diiwaangaliyay deeganada ay...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Maxaa ka soo baxay Kulankii maanta ee Wakiilka Q.M James...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Axaddii maanta kulan gaar ah la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda jimciyadda quruumaha...
Ahmed Mohamed

XOG XASAASI AH: Guddiga Gurmadka Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir oo warbixin...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddigii uu 24-kii bishan Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) u magacaabay maareynta qaraxii ka dhacday Xarunta Gobolka...
Weriye Ahmed Abdi

Daawo Video: Sida loo soo dhaweeyay Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug

https://www.youtube.com/watch?v=6WEmFO9HRrU