Yay Taageerayaan
Maqaal: Soomaalida Maraykanku Yay Taageerayaan Doorashada 2020-ka?
Inta aanan ka jawaabin su’aashaas, sheeko yar aan idinla wadaago.
Ku dhowaad dhamaadkii dagaalkii labaad ee Dunida (1943-45) markii Jarmalka la jabiyay, Ingriiis iyo xulafadiisiina...




