Xubnaha Somaliland matalaya
Update: Wararkii ugu dambeeyay Shirka Dhuusamareeb iyo is-faham horudhac ah oo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa magalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug weli ka socda shirka wadatashiga Madaxda dowladda, Dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, iyada oo saacadihii...




